Posts

رحلتي في تعلم التلوين باستخدام CSS

Image
رحلتي في تعلم التلوين باستخدام CSS في بداية طريقي في عالم تصميم الويب، لم أكن أعلم أن اختيار اللون المناسب قد يصنع فرقًا كبيرًا في شكل الموقع وتجربة المستخدم. كنت أظن أن التلوين مجرد تفاصيل ثانوية، لكن سرعان ما اكتشفت أن الألوان قادرة على إيصال المشاعر، وتنظيم المحتوى، وجعل الموقع يبدو احترافيًا أو هاويًا بمجرد لمسة بسيطة. عندما كتبت أول سطر CSS باستخدام background-color، بدا لي الأمر سحريًا. فجأة، تحولت خلفية موقعي إلى اللون الأزرق. كنت منبهرًا! ولكن، لم يكن اختيار اللون عشوائيًا كافيًا، فقد وجدت أن بعض الألوان تجعل النص غير مقروء، أو تتعارض مع عناصر أخرى. تعلمت أن CSS توفر عدة طرق لتحديد الألوان: الأسماء (Color Names): مثل red، blue، وgreen. الأكواد الست عشرية (Hex Codes): مثل #ff0000 للأحمر. RGB و RGBA: حيث يمكن التحكم بالشفافية مثل rgba(255, 0, 0, 0.5). HSL و HSLA: لتحديد الألوان باستخدام درجة اللون والتشبع والإضاءة. كل طريقة لها استخداماتها، وبدأت أستخدم rgba عندما أردت خلفيات نصف شفافة. مع مرور الوقت، تعلمت عن تناسق الألوان: كيف أختار ألوانًا تكمل بعضها البعض، وتدعم الهوية البصري...

Khibradeyda Figma

Image
 Khibradeyda Figma: Laga bilaabo naqshaddii ugu horreysay ilaa guushii ugu horreysay Mar walba waxaan maqlaa magaca Figma oo ah aalad loogu talagalay naqshadaynta interface-yada, balse ma aanan tijaabin ilaa dhowaan. Waxaan si xiiso leh oo yar cabsi leh ku galay adduunka naqshadaynta, balse si daacad ah waxay ahayd khibrad xiiso leh oo ay ka buuxaan waxyaabo cusub. Waxyaabaha igu soo jiitay ugu horreyn waxay ahayd fudaydka interface-ka. Wax kasta si cad ayay u muuqdeen, waxaanan si dhakhso leh ku baranayay qalabyada. Waxaan bilaabay naqshad fudud anigoo isticmaalaya labo midab oo keliya: buluug mugdi ah iyo jaalle mugdi ah. Waxaan isku dayay inaan ka dhigo isku dheelitiran si uu u noqdo mid nadiif ah oo soo jiidasho leh. Waxyaabaha i cajab geliyay waxaa ka mid ahaa in la wadaagi karo mashruuca lana tifaftiri karo waqtiga dhabta ah. Waxaan ka shaqaynayay meel kasta, qalab kastana waan isticmaali karayay, taasoo iga badbaadisay waqti badan. Markii aan isku dayay inaan naqshadeeyo app...

Mashruucaygii Uga Horeeyay ee website-ka ,oo ka hadlaayo mowduuc kala duwan

Image
                                                   website-keyga ugu horeeyay "Websaydhka Waxaan Sameeyay oo Ka Kooban 5 Faylal" Waxaa iga go'an inaan la wadaago mashruuc cusub oo aan sameeyay, kaas oo ah HTML waxa oo ka koobana shan faylal oo kala duwan. Faylalkaan waxay ka hadlaan mowduucyo kala duwan oo muhiim ah, waxayna dhammaantood ka turjumayaan qaar ka mid ah waayo-aragnimadayda iyo fikradaha aan ka qabbo meelo kala duwan. 1. Faylka Koowaad: "Home" Faylkaan wuxuu ka hadlayaa home kaaso oo ka soo qulaaseyay fayladaha iyo mowduucayada ka hadlaayo arkatideya 2. Faylka Labaad: "About me" Faylkaan waxaan kaga hadlayaa naftayda, waxaan ka warbixinayaa noloshayda iyo waxa aan jecelahay. Waxaan sidoo kale sharxay dabecadeyda. 3. Faylka Saddexaad: "Jaamacadda Ummaha Soomaaliyeed" Faylkaan wuxuu ka hadlayaa Jaamacadda Ummaha Soomaaliyeed iyo doorka ay ...

تقييم شامل لموقع Typing.com لتعلم الطباعة

Image
تقييم موقع: Typing.com Typing.com ، وهو موقع مخصص لتعليم مهارات الطباعة للمستخدمين من جميع الأعمار.   الهدف الرئيسي من موقع Typing.com هو مساعدة المستخدمين على تحسين سرعة ودقة الطباعة لديهم من خلال دروس تفاعلية وألعاب وتمارين تدريبية. ويهدف إلى جعل تعلم الطباعة تعليميًا وممتعًا في نفس الوقت. الجمهور المستهدف لهذا الموقع يشمل الطلاب والمعلمين وأي شخص يرغب في تحسين مهارات الطباعة. وهو مفيد بشكل خاص للمدارس والأفراد الذين يسعون لتطوير مهاراتهم على لوحة المفاتيح.  أعتقد أن الموقع ينجح في الوصول إلى جمهوره المستهدف. الدروس بسيطة وجذابة ومنظمة جيدًا للمبتدئين، كما يوفر الموقع تمارين متقدمة للمستخدمين ذوي الخبرة. تصميم الموقع واضح وسهل الاستخدام، مما يجعله مناسبًا للأطفال والكبار على حد سواء.  الموقع مفيد جدًا لي. يقدم دروسًا مجانية مكنتني من التدريب وتحسين سرعة ودقة الطباعة الخاصة بي. كما أعجبتني ميزة تتبع التقدم، التي تحفز المستخدمين على الاستمرار في التحسن. من الأمور المثيرة للاهتمام أن موقع Typing.com لا يركز فقط على الطباعة، بل يدمج أيضًا دروسًا في الثقافة الرقمية...

HTTP/2: Farsamooyin Casri ah oo Dedejiya Soo-dejinta Bogagga iyo Yareynta Dib-u-dhaca

Image
  HTTP/2 waa nooca labaad ee hab-maamuuska wareejinta Hypertext, kaas oo loo isticmaalo in lagu shubo boggaga internetka.  Habkani waxa uu u taagan yahay cusboonaysiin weyn oo lagu sameeyay nidaamka HTTP/1.1 kaas oo la isticmaalayey in ka badan labaatan sano.  HTTP/2 waxaa loo sameeyay in uu la jaanqaado baahiyaha Internet-ka casriga ah, maadaama uu Shabakadu aad ugu tiirsan yahay soo dejinta muuqaallo badan iyo muuqaalo badan, taas oo ka dhigtay bogag wax lagu shubo mid aad u adag.  Maqaalkan, waxaan kaga jawaabi doonaa dhowr su'aalood oo aasaasi ah oo la xiriira HTTP/ 2.  HTTP/2 waxaa soo saaray IETF (Internet Engineering Task Force) , koox ka kooban injineero iyo horumariyayaal ku takhasusay horumarinta heerarka internetka.  HTTP/2 waa casriyeyn lagu sameeyay hab-maamuuska HTTP/1.1 oo la sameeyay dabayaaqadii sagaashamaadkii, ujeeddada horumarinta HTTP/2 waxay ahayd in la horumariyo waxqabadka internet-ka iyo in la dedejiyo rarista boggaga internetk...

Sidee u bilaabatay W3C?Laga soo bilaabatay xubinnimada ila tiknoolojiyada horumarsan

Image
Waxa la aas-aasay W3C ( world wide Web consortium ) sanadka 1994 oo aas-aasay ninka loo yaqano Tim Berners-Lee ka soo aburay web-ka . Waxa uu bilaabay Berners-Lee in uu ka shaqeyo abuuritanka W3C ee macahadka Massachusetts Institute of Technology (MIT) https://executive.mit.edu/course/ai-executive-academy/a05U1000002o7uoIAA.html?utm_source=google_search&utm_medium=cpc&utm_campaign=oho_AIA&utm_content=oho-ad&utm_term=massachusetts%20institute%20of%20technology&gad_source=1&gclid=Cj0KCQjwytS-BhCKARIsAMGJyzoWR9VwuwSIJj4IxlY621h1AYt72ibz_l24sLfreVpSSejHU7du_9IaAiRzEALw_wcB kaa oo hadafkiisi aheyd Hagaajinta iyo midaynta tignoolajiyada la xidhiidha web-ka .  Hadafka oo loo abuuray W3C wuxuu ahaa in la sameeyo halbeegyo shabakadeed furan iyo teknooloji si loo fududeeyo isdhexgalka ka dhexeeya website-ka iyo adeegyada khadka. Urur kasta, shirkad ama shakhsi kasta oo danaynaya horumarinta tignoolajiyada shabakada iyo ka qayb qaadashada horumarinta heerarka inter...